Maxaan Sameyn Karnaa?
Little Zebra Books
Sue Beattie

Laba carruur ah ayaa gacmahooda dhaqaya.

1

Laba saaxiib ayaa kala fogaanaya.

2

Gabar yar ayaa ku hindhiso xusulkeeda.

3

Wiil iyo Gabar waxay isku salaameen xusulka taabashada.

4

Wiil iyo gabar ayaa xirta maaskaro, waxayna isugu salaamayaan iyagoo cagaha is taabanaya.

5

Gabar xanuunsan ayaa guriga joogta.

6

..

7
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Maxaan Sameyn Karnaa?
Author - Little Zebra Books
Translation - Fosiyo Mohamud
Illustration - Sue Beattie
Language - Somali
Level - First sentences