Midabada
Madhav Chavan
Rijuta Ghate

Cirka muxu buluug u yahay?

1

Mar walba buluug ma aha. Miyuu yahay?

2

Caleemaha maxay cagaar u yihiin?

3

Ma aha marwalba cagaar. Miyey yihiin?

4

Moosku muxu u yahay jaale?

5

Mooska bisil waa jaalle. Midka cayriinka ahna waa cagaar.

6

Daladuhu maxay u yihin madow?

7

Daladuha oo dhan ma aha madow.

8

Muxu dhiigu u yahay gaduud?

9

Waxa kujira bir dhiiga. Taasi waxay ka dhigaysaa gaduud.

10

Cusbadu maxay u cadahay?

11

Ma aqaan!

12
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Midabada
Author - Madhav Chavan
Translation - Zahra Nooh
Illustration - Rijuta Ghate
Language - Somali
Level - First words