Xayawaanku way cararaan.
Cissy Kiwanuka Luyiga
Magriet Brink

Haweeney duq ah ayaa haysatay digaag iyo diiq gaboobay.

1

Wiil ayeeyo ay u tahay ayaa soo booqday. Waxay goaansatay inay disho diiqa duqa ah.

2

Diiqii duqqa ahaa wuxuu u cararay xagga gudaha magaalada weyn.

3

Diiqii gaboobay ahaa waxaa uu lakulmay bisad ka cararaysa mulkiilaheedii.

4

Diiqii gaboobay iyo bisaddii waxay lakulmeen ey cararaya mulkiilihiisii.

5

Waxaa ku soo biiray faras asaguna ka cararaya mulkilihiisii sidoo kale.

6

Xayawaankii waxay yimaadeen guri. Waxay ku arkeen tuugo gudaha!

7

Xayawaankii waxay ku heeseen si cod dheer ah si ay u cayriyaan tuugadii.

8

Waxay cuneen cuntadii ay ka heleen guriga.

9

Tuugadii way soo noqdeen mar danbe. Xayawaankii baa weeraray ayaga.

10

Tuugadii way carareen dib danbe uma soo noqon.

11

Xayawaankii waxay ku noolaadeen si wada jir ah farxad guriga gudihiisa.

12
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Xayawaanku way cararaan.
Author - Cissy Kiwanuka Luyiga
Translation - Osman Egal
Illustration - Magriet Brink
Language - Somali
Level - Longer paragraphs