Sidee diindiinka sankiisu ku qaloocday.
Taiwo Ẹhinẹni
Marleen Visser

Diindiin iyo Dabangaale waxay ubaahan yihiin lacag.

1

Waxay sameeyeen saxamo si ay suuqa ugu gadaan.

2

Diindiinkii baa arkay dagaal ka dhacaya suuqa.

3

Dabangaalihii iyo faranfarkii ayaa diriray.

4

"Iidhaaf saaxiibkay!" ayuu ku dhawaaqay.

5

Faranfarkii ayaa ka qaniinay diindiinka sanka.

6

Sankiisii jabnaa ayaa xanuunay.

7

Diindiinka sankiisa wuu qalloocday sababtoo ah wuxuu ku degdegay dagaalka.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Sidee diindiinka sankiisu ku qaloocday.
Author - Taiwo Ẹhinẹni
Translation - Osman Egal
Illustration - Marleen Visser
Language - Somali
Level - First paragraphs