Banoonigeyga / Kubbaddayda guduudan
Marion Drew

Banooni / Kubbad.

1

Banoonigeyga / Kubbaddayda.

2

Banoonigeyga / Kubbaddayda, guduudan.

3

Banoonigeyga weyn ee guduudan.

4

Waan laadayaa.

5

Waan laaday banoonigeyga.

6

Waan laaday banoonigeyga guduudan.

7

Waan laaday banoonigeyga guduudan si Xoog ah.

8

Xaggee / Meeshee?

9

Xaggee buu banoonigeygii jiraa?

10

Xaggee buu banoonigeygii jiraa hadda?

11

Xagggee buu banoonigeygii guduudnaa jiraa hadda?

12

Waa kor.

13

Waa kor / Hawada sare.

14

Waa kor / Hawada sare ee cirka.

15

Wuxuu ka sare maray dayaxa, wuu tagay.

16
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Banoonigeyga / Kubbaddayda guduudan
Author - Marion Drew
Translation - Ubah Ali
Illustration - , Marion Drew
Language - Somali
Level - First words