Waayitaanka Hooyaday/ Dhimashada/Geerida Hooy
Lubogo James
Melany Pietersen

Waxay I siday muddo Sagaal Bilood ah.

1

Waxay i bartay sida loo qodo.

2

Way I waanin jirtay markasta oo aan khalad galo.

3

Mar walba waxaan wada qaadan jirnay socod fiidkii ah.

4

Waxay hubin jirtay inaan isdaboolo habeen kasta.

5

Waxayna ii ogolaan jirtay inaan doorto kabahayga iyo dharkeyga.

6

Weligay ma illoobi doono jacaylkeeda nolosheyda.

7
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Waayitaanka Hooyaday/ Dhimashada/Geerida Hooy
Author - Lubogo James, Priscilla Jey
Translation - Ubah Ali
Illustration - Melany Pietersen, Rob Owen
Language - Somali
Level - First words