Walaalkii yaraa ee wahsanayey
Clare Verbeek
Mlungisi Dlamini

Waan toosaa waxaana shidaa Dab.

1

waxaan karkariyaa xoogaa biyo ah.

2

Waxaan jaraa qoryaha dabka/Dhuxul.

3

Waxaan walaaqaa Dhariga.

4

Waxaan xaaqaa dhulka/Sagxadda.

5

Waxaan dhaqaa weelka.

6

Maxaan anigu aad ugu shaqeeyaa?

7

Markuu walaalkey mashquul ku yahay inuu ciyaarayo!

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Walaalkii yaraa ee wahsanayey
Author - Clare Verbeek, Thembani Dladla, Zanele Buthelezi
Translation - Ubah Ali
Illustration - Mlungisi Dlamini
Language - Somali
Level - First words