Farxad iyo Caro/Xanaaq
Madhav Chavan
Rijuta Ghate

Muxuu Ilmuhu/Cunuggu u Oynayaa?

1

Waxaan u malaynayaa inay Baahan tahay.

2

Muxuu wiilku u xanaaqsan yahay/ U Caraysan yahay?

3

Waxaan u malaynayaa inuu waayey Aabihiis.

4

Maxay gabadhu u faraxsan tahay?

5

Waxay haysataa Dhar Cusub.

6

Muxuu ninka weyni u qoslayaa?

7

Wuxuu akhriyey kaftan fiican.

8

Maxay Marwadu/ Haweentu u Dhoolo cadaynaysaa?

9

Caruurteedii baa si sharqan aan lahayn wax u akhrinaysa.

10

Maxay Marwadaani/ Haweentaani dareemaysaa?

11

Waxaan u malaynayaa inay dareemayso Xishood.

12
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Farxad iyo Caro/Xanaaq
Author - Madhav Chavan
Translation - Ubah Ali
Illustration - Rijuta Ghate
Language - Somali
Level - First words