Ilko
Clare Verbeek

Yaxaasku wuxuu lee yahay ilko waaweyn.

1

Libaaxuna wuxuu lee yahay ilko waaweyn sidoo kale.

2

Lo'du waxay lee dahay ilko adag/xoog badan.

3

Shinbiruhu ilko maleh.

4

Jiirku wuxuu lee yahay ilko waaweyn oo hore.

5

Libaax badeedku wuxuu lee yahay ilko af badan.

6

Waxaan lahaan jiray ilko badan.

7

Laakiin hadda ma lihi kuwo badan.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Ilko
Author - Clare Verbeek, Thembani Dladla, Zanele Buthelezi
Translation - Ubah Ali
Illustration - , Kathy Arbuckle
Language - Somali
Level - First words