Lugo, Gacmo, iyo Madax.
Bukheye Mulongo Christopher
Kathy Arbuckle

Waxaan lugahayga u adeegsadaa inaan ku ordo, ku boodo, kuna laado.

1

Waxaan istcmaalaa gacmahayaga si aan wax ku cunaa, ku shaqeya, kuna hab
siiyo.

2

Laakiin madaxa ayaa ka muhiimsan lugaha iyo gacmaha.

3

Madaxu wuxuu leeyahay indho. Waxna waan ku arkaa indhaha.

4

Madaxa waxa ku yaal sanka. Sankaygaan wax ku uriyaa.

5

Madaxa waxa kuyal dhagaha. Dhagahayga baan ku maqlaa.

6

Maduxu wuxu leyahay carabka. Oo ku dhadhaadhasha macaan iyo dhanaan.

7

Madaxa afka ayuu leeyahay. Afkayga ayaan ku hadlaa.

8

Madaxa ayaa maamula jirka oo dhan.

9

Madaxa ayaa maamula jirka dhammaan wax kasta oo uu sameeyo.

10
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Lugo, Gacmo, iyo Madax.
Author - Bukheye Mulongo Christopher
Translation - Zahra Nooh
Illustration - Kathy Arbuckle, Marleen Visser, Wiehan de Jager
Language - Somali
Level - First paragraphs