Roob
Letta Machoga
Marleen Visser

Waan jeclahay biyaha.

1

Waxaan ku raaxaystaa ku ciyaarida biyaha.

2

Roob ayaa da'aaya.

3

Roobku wuxuu ina siiyaa biyo.

4

Waxaan ku raaxaystaa in aan ku ciyaaro banaanka.

5

Roob ayaa da'aaya.

6

Waxaan ku raaxaystaa ku ciyaarida banaanka markuu roobku da'aayo.

7

Timahaygu waxay la qoyan yihiin roobkii aan ku ciyaarayay. Aabahy baa tim

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Roob
Author - Letta Machoga
Translation - Abdikadir Ibrahim
Illustration - Marleen Visser
Language - Sepedi
Level - First words