Kanu waa aniga.
Clare Verbeek
Kathy Arbuckle

kanu waa sawirkayga.

1

Waxaan ahay lix jir.

2

Kanu waa sawirka qoyskayga.

3

Cuntada aan u jeclahay waa kaluun shiilan iyo baradho.

4

Waxaan sawiri karaa gacantayda.

5

Waxaan jeclahay in aan la boodo saaxiibaday.

6

Taleefoonkaygu waa 079 523 3255.

7
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Kanu waa aniga.
Author - Clare Verbeek, Thembani Dladla, Zanele Buthelezi
Translation - Abdikadir Ibrahim
Illustration - Kathy Arbuckle
Language - Somali
Level - First words