Hooyaday
Tiffany Katabarwa

Hooyaday iyo anigu waxaan jecelnahay in aan isla soo adeegno.

1

Hooyaday waxay jeceshahay Illaahy. Waxay igu dhiirigalisaa in aan tukado su

2

Hooyaday waxay sidoo kale jeceshahay ina adeerkay. Wuuna soo booqdaa sabti

3

Hooyaday waxay jeceshahay in ay suuqa ii kaxayso.

4

Habeenkii, hooyaday sariirta ayay igu duuduubtaa inta aanan seexan.

5
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Hooyaday
Author - Tiffany Katabarwa
Translation - Abdikadir Ibrahim
Illustration - , Rob Owen
Language - Somali
Level - First words