Hooyaday
Merville Mabula
Merville Mabula

Kanu waa aniga.

1

Waxaan la noolahay hooyaday, walaalkay iyo walaashay.

2

Hooyaday waxay jeceshahay cunta karinta.

3

Mararka qaar hooyaday waxay booqataa saaxiibadeed.

4

Markay maqantahay, gurigaan nadiifiyaa, weelkana waan dhaqaa.

5

Markay habeenkii tahay, hooyaday waxay noo sheegtaa in aan tukano.

6

Markay tahay dhalashadayda, hooyaday waxbay ii keentaa.

7

Waan jeclahay hooyaday.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Hooyaday
Author - Merville Mabula
Translation - Abdikadir Ibrahim
Illustration - Merville Mabula
Language - Somali
Level - First words