Waxaan jecelahay akhriska
Letta Machoga
Wiehan de Jager

Waxaan jecelahay akhriska.

1

Yaan u akhriyaa?

2

Walaashay way hurudaa.

3

Yaan u akhriyaa?

4

Hooyaday iyo ayeeyaday way mashquulsanyihiin.

5

Yaan u akhriyaa?

6

Aabahay iyo awoowgay way mashquulsanyihiin.

7

Yaan u akhriyaa? Anaa isu akhrinaya!

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Waxaan jecelahay akhriska
Author - Letta Machoga
Translation - Abdikadir Ibrahim
Illustration - Wiehan de Jager
Language - Somali
Level - First words