Guryo
Clare Verbeek
Kathy Arbuckle

Mzi waxay degan tahay guri korkiisu yahay cows iyo qoryo yaryar.

1

Thulani wuxuu degan yahay guri afar geesa.

2

Kani waa guri muuqaal dheerlah.

3

Saqafka gurigan waa seddax gees.

4

Ninkani gurigiisi buu dhisanayaa.

5

Gurigan wuu cusubyahay.

6

Gurigani waa duug.

7

Waxaan jeclaanlahaa in aan gurigan ku noolaan lahaa.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Guryo
Author - Clare Verbeek, Thembani Dladla, Zanele Buthelezi
Translation - Abdikadir Ibrahim
Illustration - Kathy Arbuckle
Language - Somali
Level - First words