Maxaad Samaynaysaa?
Nina Orange
Wiehan de Jager

Waan heesayaa.

1

Way gacan haadinaysaa.

2

Waan sacabinayaa.

3

Way iskala bixinaysaa.

4

Wuu soo wacayaa.

5

Waan Jawaabayaa.

6

Way dhegaysanaysaa.

7

Maxaad qabanaysaa?

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Maxaad Samaynaysaa?
Author - Nina Orange
Translation - Abdullahi Mohamed
Illustration - Wiehan de Jager
Language - Somali
Level - First words