Warqado
Clare Verbeek
Cathy Feek

Todobaadkii hore waxaan helay waraaqo badan.

1

Isniintii dhakhtarkayga wuxuu warqad u qoray macalinkayga.

2

Thabisile way xanuunsantahay.

Waa in ay joogtaa guriga.

3

Talaadadii waxaan warqad ka helay fasalkayga.

4

Bogso degdeg Thabisile!

5

Arbacadii waxay warqad iiga timid saaxiibteyda qaaliga ah.

6

Sawirkan adiga ayaan kuu sawiray.

Jacaylka ka yimid Dudu.

7

Khamiistii waxaan warqad ka helay hooyaday.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Warqado
Author - Clare Verbeek, Thembani Dladla, Zanele Buthelezi
Translation - Ibrahim Hussein
Illustration - Cathy Feek
Language - Somali
Level - First words