Sac hal gees leh
Khothatso Ranoosi
Marion Drew

Heeeee! Sac qurux badan ayaa jooga guriga.

1

Waxay leedahay hal gees, mana laha seyn.

2

Waa mid cayilan oo calool weyn.

3

Waa sac a wood badan.

4

Xoola raacuhu aad ayuu u jecelyahay sacaan.

5

Lo'da kale markey daaqayaan, sacani kaligii ayuu daaqaa.

6

Sacani waa dagaal yahan.

Lo'da kale bananka ayay ka maraan.

7

Hadii aad la kulanto sacaan oo kale, maxaad sameyn lahayd?

8

..

9
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Sac hal gees leh
Author - Khothatso Ranoosi
Translation - Ibrahim Hussein
Illustration - Marion Drew
Language - Somali
Level - First sentences