Gabar aan dhagaysan
Joseph Sanchez Nadimo
Rob Owen

Tuulada Sinyare agteeda waxaa ku noolaa mas la oran jiray Lego. Unyalego scared many people. It swallowed whole goats and sheep.

1

Apiyo, Ajoh iyo Atieno xaabo ayay raadsadeen. "Iska ilaaliya Lego" ayeyo ayaa tiri. .

2

Gabdhihii waxay diyariyeen cunto. Maalin dheer ayay noqonaysaa.

3

Apiyo ayaa tiri, "aan aamusno. Lego meelahan ayuu ku noolyahay"

4

Ajoh waxay rabtay ilkaha Lego. Apiyo waxay tiri, "Xasuusnow waanadii ayeeyo."

5

Ajoh ma aysan danayn. "Aniga waxaan rabaa ilka dahabka ah ee Lego," ayay tiri.

6

Lego ma helin ilkihisii dahabka ahaa.
Wuu is qariyey wuuna sugay.

7

Gabdhaha waxay maqlayn "Hssssss!" Lego waxuu diyaar u ahaa in uu tuugga qaniino.

8

Lego wuxuu yiri, "Tuuggu imtixaankayga kama gudbi doono."

9

Apiyo iyo Atieno si wanaagsan bay u heeseen. Way ka gudbeen imtixaanka.

10

Ajoh si wanaagsan uma heesin. Lego wuu ogaa cida tuugga ahayd.

11

Lego waxuu liqay Ajoh!
Ayeeyo waxay tiri, "Haddii ay i dhagaysan lahayd."

12
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Gabar aan dhagaysan
Author - Joseph Sanchez Nadimo
Translation - Ibrahim Hussein
Illustration - Rob Owen
Language - Somali
Level - Longer paragraphs