Karinta
Clare Verbeek

Waxaan fiiqayaa baradhada.

1

Waxaan jarjaraa kaabashka.

2

Waxaan shiiday karootada.

3

Waxaan dhaqayaa digirta.

4

Waxaan googoonayaa bocorka.

5

Waxaan jarjarayaa isbiinijka.

6

Hooyaday waxay jarjartaa basasha.

7

Basashu way iga oohisaa marka jarjarayeen.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Karinta
Author - Clare Verbeek, Thembani Dladla, Zanele Buthelezi
Translation - Osman Egal
Illustration - , Kathy Arbuckle
Language - Somali
Level - First words