Wax yaabaha aan ka sameenayo dugsiga
Ivan Higenyi
Karlien de Villiers

Waxaan wax la aqristaa saaxiibaday.

1

Waxaan bartaa sida loo qoro warqadaha.

2

Waxaan bartaa sida loo qoro warqadaha.

3

Waxaan la ciyaaraha saaxiib ahay.

4

Waxaan ka heesaa dugsiga.

5

Waxaan ku dheelaa dugsiga.

6

Waxaan la beeraa macalinka iyo saaxibadii.

7

Macalinku waxa uu inoogu heesaa heesaha caruurta.

8

Maxaad ka qabataa dugsiga?

9
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Wax yaabaha aan ka sameenayo dugsiga
Author - Ivan Higenyi
Translation - Osman Egal
Illustration - Karlien de Villiers, Marike le Roux, Candace di Talamo, Jano Strydom, Alice Toich, Vusi Malindi, Catherine Groenewald
Language - Somali
Level - First words