Manu iyo Libaaxii
Mozambican folktale
Hélder de Paz Alexandre

Maalin , ayaa Manu lugaynaayey.

1

Markaas, libaax ayaa ku nasanaayey cawska dhexdiisa.

2

Manu aad buu u cabsooday.

3

Libaaxii baa soo kacay.

4

Manu wuxuu fuulay geed dheer.

5

Libaaxii wuxuu Manu ku sugey geedka hoostiisa.

6

Manu wuu seexday.

7

Wuxuuna ka soo dhacay geedkii.

8

Libaaxii baa cararay.

9

Manu wuxuu bilaabay inuu u ordo dhinacii libaaxu u cararay.

10

Markuu isgartay, ayuu isbedeley oo dhinac kale u cararay.

11
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Manu iyo Libaaxii
Author - Mozambican folktale
Translation - Abdullahi Mohamed
Illustration - Hélder de Paz Alexandre
Language - Somali
Level - First sentences