Xayawaan la tirinaayo
Clare Verbeek
Rob Owen

Hal maroodi baa biyo soo cabbaaya.

1

Laba gerri baa biyo soo cabbaaya.

2

Saddex gisi iyo afar shimbirood baa iyaguna biyo soo cabbaaya.

3

Shan deero iyo lix doofaar baa u socda si ay biyo u soo cabbaan.

4

Todoba dameerfarow baa ordaaya si ay biyo u soo cabbaan.

5

Sideed rah iyo sagaal xabbo kalluuna ayaa biyo ku dabaalanaaya.

6

Libaax baa guuxey.Isaguna wuxuu rabaa inuu cabbo.Yaa ka cabsoonaaya libaaxa

7

Hal maroodi ayaa libaaxa biyo la cabbaaya.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Xayawaan la tirinaayo
Author - Clare Verbeek, Thembani Dladla, Zanele Buthelezi
Translation - Abdullahi Mohamed
Illustration - Rob Owen
Language - Somali
Level - First words