Saaxiibo
Zimbili Dlamini
Catherine Groenewald

Magacaygu waa Simo.

1

Waxaan leeyahay afar saaxiib.

2

Magacyadoodu waa Zizo, Lele, Sisa, iyo Ayanda.

3

Saaxiibkay Zizo wuxuu jecelyahay inuu ciyaaro kubbada cagta.

4

Saaxiibkay Lele wuxuu jecelyahay inuu dabaasho.

5

Saaxiibkay Sisa wuxuu jecelyahay inuu ciyaaro dhuumaalaysi.

6

Saaxiibkay Ayanda wuxuu jecelyahay akhriska.

7

Annigu?

Waxaan jeclahay inaan sameeyo waxay jecelyihiin.

8

Zizo waxaan la ciyaara kubbada cagta.

9

Waxaan la dabaasha Lele.

10

Waxaan dhuumaalaysi la ciyaaraa Sisa.

11

Kaalay, saaxiib, maxaad adigu jeceshahay?

12

Kaalay, nala ciyaar kubbadda cagta.

13

Kaalay, nala dabaalo.

14

Kaalay, nala ciyaar dhuumaalaysi.

15

Kaalay, oo nala akhriso.

16
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Saaxiibo
Author - Zimbili Dlamini, Hlengiwe Zondi
Translation - Abdullahi Mohamed
Illustration - Catherine Groenewald
Language - Somali
Level - First words