Meeday lulu?
Mohale Mashigo
Clyde Beech

" Ah, Maya!"

1

" Lulu, waa waqtigii la tegi lahaa," ayey tiri Ma.

2

Meeday Lulu?
Ma kursiga hoostiisay joogtaa?

3

Ma daaha gadaashiisay joogtaa?

4

Meeday Lulu?

Ma shoolada dhinaceeday joogtaa?

5

Ma armaanjaday ku dhex jirtaa?

6

" Lulu , waa waqtigii la tegi lahaa! Ku aaway?" ayey tiri Ma

7

" Waa ku kan!" ayey tiri Ma.

" Ma doonaayo inaan tagooo!"

8

"" Waa ku kan!" ayey tiri Ma.

" Ma doonaayo inaan tagooo!"

9

" Laakiin run ahaantii kanaan jeclahay!"

10

11

" Laakiin run ahaantii kanaan jeclahay!"

12

" Iyo kan!"

13

" Iyo kan!"

" Iyo kan!"

14

"Fiiri, buwaag baad celisey, kuwa kalena waad soo amaahatay," ayey tiri Ma.

15

Hadda meeday Lulu?

16
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Meeday lulu?
Author - Mohale Mashigo
Translation - Abdullahi Mohamed
Illustration - Clyde Beech, Nkosingiphile Mazibuko
Language - Somali
Level - First words