Dareenno
Clare Verbeek
Kathy Arbuckle

Qalbigeeygu wuxuu dareemaa waxyaabo badan.

1

Waxaan dareemaa farxad marki ayeeyday habeenkii noo shegto sheekooyin.

2

Waxaan dareemaa nacasnimo markaan la ciyaaro saaxiibkay.

3

Waxaan dareemaa murugo marka aabbahay yiraahdo ma hay lacag.

4

Waxaan dareemaa jacayl marka hooyaday i hab isiiso.

5
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Dareenno
Author - Clare Verbeek, Thembani Dladla, Zanele Buthelezi
Translation - Fosiyo Mohamud
Illustration - Kathy Arbuckle
Language - Somali
Level - First words