

ITuulo la dhaho Kalum, waxaa degganaa nin la dhahoMuha, in kastoo aanay jirin
cid garanaysa.
Reer tuuladi majecleen waayo wuu yara.
Waxay u bixiyeen 'ninkii gaaban.' Taasi waxay murugo ku abuurtay Muha.
Wuxuu hoos friistaa geed canbe ah asaga oo layaabaan waxa aynan dadku saaxiibtinimo u la heyn.
Maalin ayaa dugsigii tuuladii waxaa ka kacay dab.
Qof kasta wuu cabsaday wana la walwalay. Muha wuu deganaa.
Si deg-deg ah ayuu orday si uu guriga u galo.
Wuxu so qaatay baaldi way oo biyo ah.
Dib buu u orday oo biyo wuxuu ku shubay dubki.
Muha inta uu hor iyo dib u ordayay, dadki kale ee tuulada ayaa raacay tusaalahi.
Dabka ayaa burba damay.
Reer tuuladi faraxsana, waxay kor uqaaden Muha.
Dadku waxay bilaabeen inay dheelaan. Markii ay dheelayeen ayaa nin weydiiyey, "Ninka gaaban magacii?"
Muha ayaa ugu jawaabay, "Magacaygu waa Muha."
Dadkii tuulada degganaa waxay bilaabeen inay ammaanaan, "Muha, Muha, Muha."
Laga bilaabo maalintas qofna ma oran ninki gaabna.
Dadki tuulada waxay u dhiseen Muha guri cusub.
Wuxu ka gursaday tuulada gabar la dhaho Michine.
Farxad bay wada noolayan wixi inta ka dandeyey.

