Rah iyo Mas
John Emongot
Rob Owen

Rah iyo Mas ayaa saaxiibay

1

Rahi baa yiri, " i soo raac si aan hooyaday u soo booqanno."

2

" Mahadsanid" ayuu yiri Maskii. " yaa ilaalinaaya guryaheena."

3

" Anigaa ilaalindoona guryahiina." Ayaa Daayeer yiri

4

Rahii aboor ayuu hooyadiis boorso ugu ridey.

5

Rahii iyo Maskii waxay baxeen goor waaberiya. Waxay gaadheen kayn.

6

Waxay la kulmeen koox dabagaalayaala. Maskii wuu ka cabsaday.

7

Rahii baa badbaadiyey saaxiibkiis

8

Way gaajoonayeen markay gaadheen guriga hooyada.

9

Way qubaysteen, waxayna u diyaar garoobeen inay wax cunaan.

10

" Maskow, fadlan si toosan u fadhiiso,"ayuu yiri Rahii

11

Maskii wuu isku deyey inuu si toosan u fadhiisto, laakiin ma aha rah.

12

" Annigu uma fadhiisankaro sida rah" ayuu yiri Maskii.

13

Rahii wuu dhegaysan waayey.

14

" Waad i fahmi weydey . Gurigaygii baan iska tegin."

15

Maskii isaga oo ka xun buu yiri " Waxaan moodey in Rahu yahay saaxiibkay.

16
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Rah iyo Mas
Author - John Emongot
Translation -    Abdullahi Mohamed
Illustration - Rob Owen
Language - Somali
Level - First words