Biyo
Ebby Avutswa
Wiehan de Jager

Biyuhu waa nolol.

1

Biyaha waan cabnaa.

2

Xayawaanku biyaha way cabaan.

3

Geeduhu biyaha aya isticmaalaan si ay u koraan.

4

Yaxaasku biyaha ayuu ku noolyahay.

5

Biyaha waan ku dabaalanaa.

6

Gacmaheena biyaha ayaan ku dhaqanaa.

7

Dharka biyahaan ku dhaqanaa.

8

Biyuhu waa nolol.

9
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Biyo
Author - Ebby Avutswa
Translation - Abdikadir Ibrahim
Illustration - Wiehan de Jager, Melany Pietersen, Rob Owen, Vusi Malindi, Jesse Pietersen, Silva Afonso, Renate van Rensburg, Salim Kasamba
Language - Somali
Level - First words