Abebech, gabadhii bajaajta waday
Dawit Girma
Yirgalem Birhanu

Bajaajtu waxey leedahay saddex lugood. Waxaa loo adeegsadaa in lagu sodcaalo si dhakhso ah magaalada dhexdeeda.

1

Bulshadeena, dareewalnimada rag ayaa ubadan.

Dumarku inta badan kama qeybqaataan.

2

Maalin ayaa Abebech waalidkeed waxey weydiisatay lacag ay casharo dareewalnimada kusoo barato. waalidkeed ayaa waxey ku dheheen, "Shaqadan gabdhaha uma fiicna. Dadku maxey na oranayaan?"

3

Hase yeeshe, Abebech waxey tiri, "Waan awooda inaa sameeyo waxkasta ay dad ka kale sameeyaan." wey ku qancisey waalidkeed weyna u ogalaadeen iney barato dareewalnimada.

4

Abebech wey ku guuleysatay tababarkii. Waalidkeed ayaa waxay kawada hadleen wixii ay sameen lahaayen.

5

ka dib waxey ku heshiiyeen iney ugadaan bajaj. Abebech waxey biloday iney bajajteedi wadooyinka ku wado.

6

Maalin ayaa Abebech fikrad fiican kusoo dhacday. bajaajta gadaasheda ayey kudha jisay warqad ogeysiis ah oo numberkeedu ku qoran yahay.

7

Warqadi waxaa ku qorneyd, "Waxaan kuqaada bilaash, hooyoyinka uurka leh, hooyoyinka umusha ah, iyo caruurta."dumarka iyo hooyoyinka ay caruurtu ka xanuunsan yihiin waxey soo wici jireen Abebech.

8

Abebech lacag bay ku qaadan jirtay daaka qaadis tooda. sideedi ayey bilaash ugu qqadi jirtay dadka aan lacagta heysan

9

Abebech aad ayey ugu faraxsaneed shaqadeeda. waayeelku wey uduceeyen. dadko dhan waxey markasta ka sheekeyn jireen shaqadeeda wacan. Abebech baa ku tiri,"Qofkii camal fiican shaqeysta ilaahay baa abaal marinaya."

10
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Abebech, gabadhii bajaajta waday
Author - Dawit Girma
Translation - MUNA MOHAMUD ALI
Illustration - Yirgalem Birhanu
Language - Somali
Level - First paragraphs