Macalinkayga
Hlengiwe Zondi
Jesse Pietersen

Waan jeclahay macalinkayga.

1

Waa macallimad wanaagsan.

Waa naxariis badan tahay oo dulqaad leh.

2

Timaheeda si qurux badan ayay u tidcan tahay.

3

Waxay ku samaysatay kuulo midabo leh.

4

Kuusheedu waa cagaar, cadaan, casaan, iyo jaalle.

5

Hooyo fadlan ma ii tidic sida macalimadayda?

6

Markaan waynaado waxaan timahayga galin doonaa kuusha.

7

Markaan koro si aan u noqdo sida macallinkayga!

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Macalinkayga
Author - Hlengiwe Zondi, Zimbili Dlamini
Translation - Osman Egal
Illustration - Jesse Pietersen
Language - Somali
Level - First words