Nin Aad U Dheer
Cornelius Wambi Gulere
Catherine Groenewald

Yaambadiisu aad bay u gaabnayd.

1

Furitaanka albaabkiisu aad bay u hooseeysay.

2

Sariirtiisu aad bay u gaabanayd.

3

Baaskiilkiisu aad buu u gaabnaa.

4

Ninkani si xad dhaaf ah ayuu u dheeraa!

5

Wuxuu sameeyay yaambo daab aad u dheer leh.

6

Wuxuu sameeyay albaab irrid aad u dheer leh.

7

Wuxuu sameeyay sariir aad u dheer

8

Wuxuu iibsaday baaskiil aad kor ugu dheer.

9

Wuxuu ku fariistay kursi aad u dheer. Wuxuu wax ku cunay fargeeto aad u dheer.

10

Wuu ka tagay gurigiisii oo wuxuu ku noolaa keyn wayn. Sannadyo badan ayuu noolaa.

11
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Nin Aad U Dheer
Author - Cornelius Wambi Gulere
Translation - Dr. Abdisalam Adam
Illustration - Catherine Groenewald
Language - Somali
Level - First sentences