Waxaan jeclahay in aan aqriyo
Letta Machoga

Waxaan jeclahay in aan aqriyo.

1

Yaan ku aqriyaa?

2

Walaasheey weey hurdeeysaa.

3

Yaan ku aqriyaa?

4

Hoyadey iyo ayeeryadey weey mashquulsanyihiin.

5

Yaan ku aqriyaa?

6

Abahey iyo awoowkey weey mashquulsanyihiin.

7

Yaan ku aqriyaa?

Aniga ayaa is ku aqrinaayo.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Waxaan jeclahay in aan aqriyo
Author - Letta Machoga
Translation - Abdirizack yussuf abdalla
Illustration - , Wiehan de Jager
Language - Somali
Level - First words