Ina Wadiya
Carole Bloch
Thembinkosi Kohli

Sankeyga.

1

Waxaa ii soo urey sigisaan wasaqleh.

2

Waxaan urinayaa ubaxyadan udgoon.

3

Indhaheyga.

4

Waxaan arkaa buufin buuweeyso.

5

Waxaan arkayaa bisad faraxan.

6

Afkeyga.

7

Waxaan dhadhaminayaa bada dhanaan.

8

Waxaan dhadhaminayaa cabitaan macaan oo orinjo ah.

9

Gacanteyda.

10

Waxaan ku qab sanayaa ga cantaadaa.

11
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Ina Wadiya
Author - Carole Bloch
Translation - Yussuf abdi sirat, Hassan Osman Maalim, Aden Sharif Yussuf, Abdi Omar Mohamud, Ahmed hussein abdullahi, Kassahun hiticha, Abdirizak Yussuf Abdalla
Illustration - Thembinkosi Kohli
Language - Somali
Level - First words