Sababta aan u seexdo
Mimi Werna

Waxaan jeclahay inaan akhriska laakiin waa inaan seexdaa badanaa, si aan u nasto.

1

Waxaan jecelahay inaan la ciyaaro walaasheyda yar.

Waankudagaa, laakiin weli waxaan u baahanahay hurdo.

2

Ka dib marka aan seexdo, maskaxdaydu waxay kuistareexdaa firfircooni dabeeci maalintaas.

3

Hurdadu waxay ka dhigtaa niyaddayda mid wanaagsan.

Tani waxay iga caawisaa inaan ku raaxaysto la jooga dadka.

4

Hurdadu waxay i siisaa tamar aan ku sameeyo dhammaan waxyaabaha aan jeclahay markii aan soo tooso.

5

Taas waxaa ka mid ah, ka faa'iidaysiga miraha iyo khudaarta.

6

Iyo anoo banaanka kulaciyaaro asxaabteeyda.

7

Waa inaan seexdaa si aan u koro, u ifto, oo u socdo!

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Sababta aan u seexdo
Author - Mimi Werna
Adaptation - Mohamuud Mohamuud
Illustration - , African Storybook, Catherine Groenewald, Wiehan de Jager
Language - Somali
Level - First sentences