Booqashadaydii beerta xayawaanka
Mmapule Nkuna
Melany Pietersen

Maantay waxaan aaday beerta xayawaanka.

1

Waxan arkay wax badan.

Waxaan arkey Libaax.

2

Waxaan arkay maroodi.

3

Waxaan arkay yaxaas.

4

Waxaan arkay geriyaal.

5

Waxaan arkay dameer faraw badan.

6

Xataa waxaan arkay Sac.

7

Waxay ahayd madadaalo xiiso badan.

Laakiin dabadeed aabbahayo ayaa gaariga guriga noogu kaxeeyay.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Booqashadaydii beerta xayawaanka
Author - Mmapule Nkuna
Adaptation - Osman Egal
Illustration - Melany Pietersen, Rob Owen
Language - Somali
Level - First sentences