Hal miro, laba mirood
Little Zebra Books

Hal tufaaxa

Laba tufaaxa

1

Hal moosa

Laba moosa

Saddex moosa

2

Hal cananaas

Laba cananaas

3

Hal qare

Laba qare

4

Hal baabay

Laba baabay

5

Hal maango

Laba maango

6

Hal afookaado

Labo afookaado

7

Hal liina

Laba liimood

8

Hal saytuuna

Laba saytuuna

9

Hal garanadiyeela

Laba garanadiyeela

10

Hal liin dhanaana

Laba liin dhanaana

11

Hal istaroobari

Laba istaroobari

12

Hal taanjariina

Laba taanjariina

13

Hal jeeri

Laba jeeri

Saddex jeeri

14

Hal canaba

Laba canaba

In badan oo canaba!

15

Meeqa mirood baad arki kartaa?

16
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Hal miro, laba mirood
Author - Little Zebra Books
Adaptation - Abdullahi Mohamed
Illustration - , Sue Beattie
Language - Somali
Level - First words