

Yaambadiisu aad bay u gaabnayd.
His hoe was too short.
Furitaanka albaabkiisu aad bay u hooseeysay.
His doorway was too low.
Sariirtiisu aad bay u gaabanayd.
His bed was too short.
Baaskiilkiisu aad buu u gaabnaa.
His bicycle was too short.
Ninkani si xad dhaaf ah ayuu u dheeraa!
This man was too tall!
Wuxuu sameeyay yaambo daab aad u dheer leh.
He made a very long hoe handle.
Wuxuu sameeyay albaab irrid aad u dheer leh.
He made very high door frames.
Wuxuu sameeyay sariir aad u dheer.
He made a very long bed.
Wuxuu iibsaday baaskiil aad kor ugu dheer.
He bought a very high bicycle.
Wuxuu ku fariistay kursi aad u dheer. Wuxuu wax ku cunay fargeeto aad u dheer.
He sat on a very high chair. He ate with a very long fork.
Wuu kka tagay gurigiissii oo wuxuu ku noolaa keyn wayn. Sannadyo badan ayuu noolaa.
He left his house and lived in a big forest. He lived for many years.

