Nadaafadda
Abdishakur Mohamed hassan
Abraham Muzee

Axmed waa wiil yar oo firfircoon.
Wuxuu jeclaa ciyaarta iyo orodka.
Laakiin mararka qaar ma dhaqi jirin gacmihiisa

1

Maalin Axmed ayaa cunto cunay isaga oo aan gacmaha dhaqin.
Wax yar kadib calool xanuun ayaa ku dhacay.

2
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Nadaafadda
Author - Abdishakur Mohamed hassan
Illustration - Abraham Muzee, Wiehan de Jager, Rob Owen
Language - Somali
Level - First paragraphs